My New Site

Ku saabsan Koorso.net

Koorso.net waa madal waxbarasho oo online ah. Waxaad ka helaysaa aqoon durugsan oo aad ku baraneyso xirfado cusub. Waxaan kuu haynaa koorsooyin kala duwan oo ay ka mid yihiin:

  • Luuqadda carabiga ( higaada quraanka)
  • luuqadda Ingiriiska
  • luuqadda  Iswiidhishka
  • Computerka
  • Graphic Design
Our story

Aqoontii oo laguu keenay isha baarkeeda!

Aduunku sidii hore ma aha, haddaad waxbarashada ka wahsan jirtay dugsiga oo kaa durugsan aawadiis,Hadaba haatan daruuraha ayaa hayaamay. Wax baro adiga oo jooga gurigaaga, xafiiskaaga ammin kasta iyo meel kasta.
Our Vision
To be a platform that contributes a lot to the rising generations.
Our Mission
There are three commitments we've made to the world. We've been grounded by these since day one: